Som option Traders waa shirkad ka shaqeysa Sarifka isku badalka Lacagaha qalaad ee Online ka ah (“Forex“ForeignExchange) taasoo waafaqsan Shareecada Islaamka, xeerarka iyo Shuruucda maaliyeed ee u dagsan dalka.. Shikadda waxa ay awood u leedahay in ay u shaqeeyo Shaqsi, koox,iyo Hey’ada hadoonayo in Maalgalin loo sameeyo iyada oo la adeegsanayo xirfad ay ku dheehantahay karti iyo aqoon waafi ah. Shirkadda Som option Traders waxa ay ka shaqo bilowday Magaalada Muqdisho Sanadkii 2019 Xiligaasoo aheed aas’aaska Shirkadda, waxaayna xarumo kuleedahay qaarka mid ah Magaalooyinka Dalka. Shirkadda waxa ay qaadeysaa Mas'uuliyad dhameystiran maamulidda hantida iyo Maalgashiga intaba.
Show More