Ifrikia Online icon

Ifrikia Online

Ifrikia Group
Free
100+ downloads

About Ifrikia Online

[SOMALI]
Ifrikia waa dukaan online ah oo kaa caawinaya inaad dukaameysato adigoo gurigaaga ku istareexaya. Waxaan ka shaqeynaa dalka oo idil, halka aad ka joogtaba Soomaaliya waan kusoo gaari karnaa. Ifrikia Online waxey u daneyneysaa inta jecel beecinta sheyga ay gadanayaan, laakin aanan heynin waqtigaa, tabartaa iyo waliba qarashka sidaa lagu sameynayo. Si kastaba ha ahaatee, waxaan jecelnahay inaan u adeegno cid waliba oo jecel inta ay heysato iney ku hesho agab tayo leh, looguna keenayo albaabka gurigeeda.

[ENGLISH]
Ifrikia is an online store that helps you shop at the comfort of your house. We are fully operational in the country and can reach you anywhere you are in Somalia. Ifrikia is for those of you who like to do window shopping but don’t have the time, energy and the resources to do so. Nevertheless, we are here for anyone who would like to get a high-quality product at an affordable cost that will be delivered at your doorstep.

Ifrikia Online Screenshots