Hadii aad u baahan tahay inaad kordhiso iib kaaga ama aad rabtid inaad sameysato tukaan online ah oo waxba qarash kaaga baxeyn, Hambalyo ayaan ku leeyahay waxaad joogtaa goobta ugu haboon ee aad isbadal dhaqaale iyo hormar kala kulmi laheyd.
App-ka ayaa kaa caawinaya :
★ inaad Lasoco dhamaan dalabaad ka macaamiisha
★ Iska ilow waan arki wayay dalab ka, waxaan fariin kuugu soo direynaa mobile kaaga markii alaab lagaa soo dalbado.
★ Si fudud usoo gali alaabahaaga ama waxka badal kuwii hore
★ Lasoco lacagahaaga inta aad faaiday
★ Codso Lacag biixin si fudud

Show More