Dhodi Natural Herbs icon

Dhodi Natural Herbs

khalid mohamed Yousuf
Free
10+ downloads

About Dhodi Natural Herbs

waxaan nahay shirkad soo saarta nuucyo kala duwan oo daawo ah sida daawooyinka jirka iyo madaxa, sidoo kle waxaan haynaa daawooyinka lisku qurxiyo oo tayo sare leh.
waxyaabha aan aadka ugu faaneyno waxaa kamid ah in shirkadeena waxsoo saarekeeda uusan laheen wax kiimiko ah, oo kaliya aan isticmaalno dhirta oo si heer sare ah loogataxadaray
dhamaan wax soo saarkeena waxaa laga isticmalaa qabo bdn oo kamid ah wadanka maraykanka(United States of America) oo lagu soo hubiyay, sidoo kle xarunteena magaalada muqdisho waxaa
fariista dhaqtar kaala talin doona wax soo saarkeena iyo sida loo isticmaalo, sidoo kale dhaqtarkeena wuxuu aqoon durugsan uleeyhy xanuunada jurka(Internal disease).

Waxyaabah aan kuguuleysany daaweentooda waxaa kamid ah fininka joogtada ah ee jirka kasoo baxa, haaraha iyo nabarada madmadow ee jirka uu yeesho,jirka gubtay,lafa xanuunka iyo dhabar xanuunka,
xanuunada madaxa ku dhaca guud ahan sida googoa’ timaha, nabraha ksoo baxa madaxa.

waxaan haynaa daawooyin iyo kareemo loogu talagalay qurxinta dumurka kuwaas oo aan laheen wax kiimiko, si qaaska wajiga iyo gacmaha .

Dhodi Natural Herbs Screenshots