Suaalö - Kori Garaadkaada
kulmiss.com
10,000+
downloads
Free
AppRecs review analysis
AppRecs rating 3.3. Trustworthiness 55 out of 100. Review manipulation risk 43 out of 100. Based on a review sample analyzed.
★★★☆☆
3.3
AppRecs Rating
Ratings breakdown
5 star
94%
4 star
0%
3 star
0%
2 star
2%
1 star
4%
What to know
⚠
Questionable review patterns
43% review manipulation risk - some review patterns appear unusual
⚠
Rating authenticity concerns
High rating concentration (94% 5-star) in sampled ratings
⚠
Review quality concerns
32% of sampled 5-star reviews are very short
About Suaalö - Kori Garaadkaada
Suaalö waa Gameka koobaad ee kusaabsan su'aalaha iyo jawaabaha diiniga iyo maadiga ah ee ku baxaya luuqada somaliga.
Wuxuu ka kooban yahay su'aalo badan oo gaadhay ilaa 1,000+ oo suaalood oo iskugu jira dhammaan qaybaha kala duwan ee diinta, maadiga, sayniska, cilimiga bulshada, sportiga IWM.
Appka Suaalö waxaa ka loogu tala galay inay ka faa'iidaystaan dhamaan dhallinyarada caruurta iyo ruuxkasta oo rabo in uu wax ka barto diinta islaamka iyo dhaqanka somaliga oo ku hadla luuqada somaliga.
Waxaad samaysan kartaa account aad ku ciyaarto mobilo kala duwan, iyo sidoo kale inaad la tartanto asxaabtaada iyo sidoo kale inaad la shaykeeso.
Fadlan wixii faahfaahin ah nagala soo xidhiidh Emailka hoose:
info@kulmiss.com