SD Radio icon

SD Radio

Iftiin development association
Free
10+ downloads

About SD Radio

Radiyaha barnaamijyadiisa waxaa ka mid ah Dhaqanka , Afka Soomaaliga , barnaamijka caruurta , Diinta , xog ogaanshaha ama information ka , Dhaqanka , waxbarasha , shaqo abuurka , horumarka bulshada , xaadarada ilbaxnimada , wacyi galinta , wax ka qaadashada Dhaqanka wanaagsan bulshooyinka ay Soomaalida la nooshahey , dhageysiga qubaro taqasusyo kala duwan leh iyo isku xirka Soomaalida meel kasto oo ay ku noolyihiin.

SD Radio Screenshots