Dugsi24.com waa dugsi online ah oo laga barto higaadda Quraanka Kariimka. Wuxuu idiin hayaa casharro tayeysan oo si habsan loo soo diyaariyey. Ardayga qaata duruustan wuxuu si fudud u akhrin doonaa - Haddii Eebbe idmo - Quraan Kariimka iyo luuqadda Carabiga. Waa barnaamij la tijaabiyey oo nacfigiisana la arkay. Waana cashirro maqal iyo muuqaal ah.
Show More