Taarikhda Somaliya icon

Taarikhda Somaliya

Iftiin Raadis
Free
10,000+ downloads

About Taarikhda Somaliya

Taarikhda Jamuurayada fadraalka Somaliya
Sida rasmiga ah loo yaqaano Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya (Template:LangWithName) (waxaa hore loo oran jirey Jamhuuriyadda Dimuqraadiga Soomaaliya xiligii hore ee Hantiwadaaga), oo sii dhaxal ahaana loo yaqaano Soomaal waa Dowlad iyo wadan dhacda Geeska Afrika ama Foolalka Afrika ee kasii socda Marinka Gardafuul. Wuxuu ka kooban yahay maamul goboleedyo sida Puntland, Jubaland, Galmudug, Hirshabeelle, Koonfur Galbeed. Waxaa ka xiga bariga marinka Gardafuul iyo Seyshelles, iyo Soqotra iyo badda Soomaal, koofuurna Kenya. Waxaa ku nool dad Faanyahan ah, iyo dadka Dhul-hoos Bari Kushiitik ah.

Taarikhda Somaliya Screenshots