Abkaan Waxaa Ku Jiro 3 sadax jus oo quraanka tafsiir ah.
Jus.9 Al Anfaal
Jus.10 Al Towba
Jus.11 Yuunus ilaa Huud
Sida loo is ticmaalo abkaan markii
aad surada agrtid riix si uu kuugu soo boxo
oo aad u dhageysatid
Abkaan uma baahno internet hadii hal mar aad soo dagsatid
Quraanka waxaa noo Tafsiiray shiikh nuurudiin rooble
shiikha alaha u naxariisto
janadii alaha ka warabiyo kheerka oow ka tagay
u soo duceeye shiikha.
intaas ka bacdi Dadaal badan ayaan
kubaxshay si aan u soo gudbiyo.
Waa Mahadsantin

Show More