Qanciye - Smart Tv's Only icon

Qanciye - Smart Tv's Only

Qanciye Team
Free
100+ downloads

About Qanciye - Smart Tv's Only

Qanciye waa goob aad ka daawan kartid muuqaalada filimada kuwooda hindida oo afkaaga hooyo lagugu soo turjumay, kuwa mareykanka, carabta, dhamaan aflaamta dunida iyo tv-yada Soomaalida dhamaantood intii ku baxdo luqada afka soomaaliga.

Haddaba soo degso oo hel
Filimada hindiga,
filimada Mareykanka,
Aflaamta carabta,
Musasalo,
Tv-yada soomaalida
Iyo muuqaalo kale oo ku xiiso geliya.

Qanciye - Smart Tv's Only Screenshots