Safar Transport icon

Safar Transport

Safar Transport
Free
10+ downloads

About Safar Transport

Macmiil safarkaaga iyo Socdaalkaagaba ku xidhnoow adeegyada kala duwan ee Safar Transport.

Adeegyada aad ka dalban karto App-kan waxa ka mid ah:

1: Adeegga Bus-ka
2: Adeegga Taxi-ga oo ah inaad dalbato taxiga kuugu dhaw adigoo ilaashanaya wakhtigaaga.


Noogu kaalay Amaano iyo adeeg hufan, waxaanan kuugu adeegaynaa sida ugu deg-degga badan, uguna soo dhawaynta wanaagsan.

Safar Transport Screenshots