DIRIDA FUDUD icon

DIRIDA FUDUD

Hostinzer
Free
1,000+ downloads

About DIRIDA FUDUD

Waxaan ugu talo galnay App-kaan in bulshadeena ay uga maarmaan lacago badan oo ka qaldami jiray.
Waxaa uu kaa saacidayaa inaad si fudud u isticmaasho adeega lacag dirida fudud.
Waxaad kaliya u baahan tahay inaad isticmaasho 7 Todobo Number oo kaliya.
Waxaad sidoo kale adeeg san kartaa QR-Code ama si fudud adigoo Scan gareeynaya card-ka ganacsadaha aad lacagta u direyso.
Waxaan u taagan nahay inaan bulshadeena ugu adeegno si hufan uguna macquulsan.
Waxaana sameeyey smart ict 1 developers si ay ugu fududeeyan isticmalka adeegyada technology ku saleeysan Mahadsanidiin.

DIRIDA FUDUD Screenshots