Kulmiso Suuq icon

Kulmiso Suuq

Kulmiso Suuq
Free
500+ downloads

About Kulmiso Suuq

Kulmiso Suuq waa meel loogu talagalay in ay si sahlan ugu kulmaan ganacsatada iyo macaamiisha. Halka ganacsatada ay ku soo bandhigi karaan alaabaha kala duwan ay u hayaan macaamiisha. Dhanka kalana, macaamiishu ay ka warqabi karaan alaabaha kala duwan ee yaala wadanka, ka dibnak ay ka xushaan badeecada ay daneynayaan markaas.

Kulmiso Suuq Screenshots