Tabiye Macmiil icon

Tabiye Macmiil

Tabiye Services
Free
10+ downloads

About Tabiye Macmiil

Adeega tabiye waxa uu ka caawinaya inaad Si fudud u dalbato adeegyada gawaadhida rarka alaabaha , booyadaha biyaha ,adeegyada cagafta ,gawaadhida xamuulka , gawaadhida rarka qalabka dhismaha iwm.
1- La dag appka , oo isdiiwangeli adoo isticmaalaya phone numberkaga
2- Dhex mushaax adeegyada kala duwan ee ku xusan .
3- ugu danbeyn dooro adeega aad isla waqti xaadirka aad u baahantahay.
4- waxa kugu xidhmi doono si automaticly ah driverka/darawalka kuugu dhaw kadibna kuu adeegi doona .
5- ugu danbeyn adeegii wuu kuu dhamaystirmay , wixi cabasho ama suaalo ah waxad la xidhiidhi kartaa qaybta maamulka shirkada tabiye .

Tabiye Macmiil Screenshots

More from Tabiye Services