Somaaliya waxaa laga qoray macluumaadyo tiro badan. Balse waxaa xaqiiq ah in macluumaadyadan qaarkood eysan dad badan oo Somaali ah ka qeyb qaadan. hadaba shirkadda Taran ayaa sameyneysa aruurin aragtida dadweynaha Somaaliyeed ee arimaha la xariira dhaqaalaha, shaqo la'aanta, amniga, doorka haweeynka Somaliyeed, siyaasadda, deegaanka iyo arimo kalle oo badan.
Hadaba Shirkadda Taran waxay kugu dhiiragalineysaa inaad si buuxda uga qayb qaadato dhiibashada Ra'yigaaga shaqsiyadeed.R'a yigaada iyo macluumaadka waa la xifdin doonaa waxaana loo isticmaali doonaa falanqeyn iyo hormarka dalkaaga hooyo.

Show More