kobac icon

kobac

TABAARAK ICT SOLUTIONS
Free
100+ downloads

About kobac

Adeeggan KOBAC, waa adeeg loogu talo galay inuu dadweynaha u soo dhaweeyo, kana caawiyo barashada diinta, isaga oo u qaabaysan hab waxbarasho rasmi ah oo uu qofku ku dhiganayo casharro diina ah oo tayaysan, ayna u dhigayaan culimada soomaaliyeed, isla markaana uu ardaygu ku heli doono shahaado caddaysanaysa maaddooyinka uu qaatay.ntaas waxa dheer, su’aalo ama fatwooyin diini ah oo culimada ugu waaweyn ee soomaalidu ay ka jawaabeen, iyaga oo u diyaarsan hab qoraal iyo dhegaysi ba ah, iyada oo wixii wedyiin ah ee intaa aan ahayn ee uu macmiilku u baahdo uu si toos u soo weydiin karo culimada.