Riyaadu Saalixiin icon

Riyaadu Saalixiin

Abdirsaaq Macalin
Free
4.5 out of 5
10,000+ downloads

About Riyaadu Saalixiin

Kitaabka Riyaadu Saalixiin waxaa inoo sharxaya Sheekh Shariif Cabdinuur, Ilaahey ajir iyo xanasaat haka siiyo anagana Ilaah hanagu anfaco.

Kitaabka cashara fara badan ayuu ka koobanyahey, kitaabko akhris ahna isla appka ayuu ku dhax jiraa.

Waxaad naga raadin kartaa erayadan: xadiith, duruus and Riyaadu Saalixiin

Riyaadu Saalixiin Screenshots