Gabayada Sayidka icon

Gabayada Sayidka

Abdirizak Hasan Kabadhle
Free
4.5 out of 5
100,000+ downloads

About Gabayada Sayidka

Barnaamijkan waxaa laguugu diyaariyay dhamaan gabayadii Sayid Maxamed Cabdulle Xasan Ilaahay ha u naxariistee.

Barnaamijkan wuxuu xambaarsanyahay 120 gabay uu Sayidku mariyay iyo 16 gabay ay rag kale isaga u mariyeen.

Gabayadu waxay isugu xig-xigaan XARAF-RAACA gabayada, alif-beeto af-somali ahaana.

Barnaamij kan wuxuu ku shaqaynayaa dhamaan mobile-da ANDROID Operating System-ka ku shaqeeya .

Gabayada Sayidka Screenshots