Malcaamad Online
Malcaamadani waa barnaamij kheyri ah, oo aan dheef-adduun laga doonaynin, ujeedada loo sameeyayna ay tahay in walaalaha muslimiinta Soomaaliyeed ka faa'iideystaan, oo ay diintooda wanaagsan ku bartaan habkan casriga ah, iyaga oo wax ka dhiganaya culimadooda wanaagsan, ee khayrka la jecel. Casharada