Daweeye
          
          
            Habka is Diwaan galinta Appka Daweeye  - Appkan waxa la isku diwaan galiyaa habka caadiga ah adiga oo magacaaga, Emailka iyo Taleefan lambarkaaga  isku diwaan galinaya, Sidoo kalena samaysanaya furaha sirta ah.  Habka isticmaalka APPka Daweeye  1. Waxa aad dalban kartaa adeegyadan hoos ku xusan adig