Tabiye Macmiil
Adeega tabiye waxa uu ka caawinaya inaad Si fudud u dalbato adeegyada gawaadhida rarka alaabaha , booyadaha biyaha ,adeegyada cagafta ,gawaadhida xamuulka , gawaadhida rarka qalabka dhismaha iwm. 1- La dag appka , oo isdiiwangeli adoo isticmaalaya phone numberkaga 2- Dhex mushaax adeegyada kala duwa