Quraanka Kariimka -Af Soomaali
Qur'aan Quraanka kariimka ah waa hadalka Ilaahay kaas oo malaga Jibriil u soo gudbin jirey Nebi MuxamedMohamed peace be upon wakhti 23 sano ah, oo ku bilaabmaysa Diisembar 22keedii sanadkii 609 C.D (Ciise Dabadii), wakhtigaas oo nebigu ahaa 40 jir, ilaa markii taariikdhu ahayd 632 Ciise Dabadii, oo