Akhriye
Akhriye waa shirkad gudbisa buugaag maqal ah. App-kani waxaad ka heli kartaa buugaag maqal iyo akhris oo af Soomaali ah, kuwaasoo ka kooban qeybaha kala duwan ee cilmiga, sida buugaagta Waxbarashada, Dhiiragelinta, Ganacsiga, Caafimaadka, Taariikhda, Sheekooyinka, Taariikh nololeedka, Aqoon guud iwa