Imaamu Sakhaawi
Schoolware waa app uu iskuulka ugu talagalay in ay isticmaalaan ardada , macalimiinta iyo waalidiinta . Macalinku wuxu ku qaadi karaa attendanciga ardada , sido kale wuxu ku saaraya natiijada imtixaanadka . Waalidkana waxa uu si fudud u ogaan karaa xogta ubadkiisa sida in uu joogay iskuulka iyo in