Xaaji - Soo Dalbo Xaaji Taxi
          
          
            Xaaji waa Taxi ku shaqeeya Aapka waa taxi aad ka dalba karta meelkast aad ka joogto magaalada sida hoteelada, Airporada, Bars ka , Aroosyada Xafladaha Aqalinjabinta Jaamacadaha, Dugsiyada waxbarashada, Garoomada lagu ciyaaro Shirarka Maqaayadaha Dukaamada, Suuqyada Moolalka Carwooyinka, Masaajidada,