NAJASHI
Najashi waa suuq ganacsi oo caalami ah kaasoo la aasaasay 2018, sidoo kalena loogu talagalay in oo horumar balaaran ka sameeyo suuq geynta badeecoyinka kala duwan. Ahmiyada loo aas-aasay suuqaan ayaa ah in wax laga bedelo hanaanka qadiimiga ah ee bulshadeenu wax u gadato, kaasoo ah mid aan saameyn