Fariid
Fariid App waa barnaamij loogu tala galay iney caruurtu wax kabartaan, kuna mada daashaan. Waxaa la ikhtiraacay 2021. Barnaamijkaan waa kii ugu horeeyay oo noociisa oo kale ah oo loogu faa’iideynaayo ubadka Soomaaliyeed. Barnaamijkaan caruurtu waxay ka heli karaan muuqaalo (videos) iyo cayaaro (game