Barwaaqo eSarrif waa application casri ah, oo kuu fududaynaya isku sarifka lacagaha doolar-ka iyo shilling-ka ee shirkadaha Telesom iyo Somtel, waxa kaloo oo uu application-ku kuu sahlaya dirista-ta lacagaha ZAAD iyo eDahab.
Show More