Class Project: Somali Students
kulmiss.com
Free
rated 4.2 stars
100,000+
downloads
About Class Project: Somali Students
Class Project [2022] waa Application ay ku diyaarsan yihiin maadooyinka lagu dhigto dugsiyada somaliya khaas ahaan fasalada Form 4, 3, 2, 1 & Fasalka sideedaad.
Waxaa ka qayb qaatay diyaarinta applicationka ardayda dhigata dugsiga Arafat Primary And Secondary School oo kuyaalo caasimada Muqdisho.
Waxaa ka faa'iidaysan kara ardayda Dugsiga sare ee wax ka dhigta dhamaan dugsiyada kuyaalo dalka soomaaliya, iyo sidoo kale ardayda dhigata dugsiyada dhexe.
Waxaan rajaynaynaa inuu anfici doono arday badan oo dhigta dugsiyada sare iyo dhexe.
Waxaa iskugukiin soo dubo-riday studiyaha Kulmiss.com.
Fadlan nagula wadaag ra'yigaada Emailka hoose:
faadil@msn.cn

Class Project: Somali Students Screenshots
Reviews for Class Project: Somali Students
Mo Ha
11/4/2025
How to sign up
Hafsa Socdaal
10/15/2025
🫶🏻🩶
Cade Poy
9/20/2025
Maba ii shaqaynaayo sidee loo sameya Gmail iyo number waa iga diiday
Boosteeyo Bashiir
4/11/2025
I give you one star cause is not logging plz fix that men
Mr XIKMADEEYE
12/2/2024
Ma shaqaynayo dib u habayn ku samay waa codsi
Tap to Rate: