Geddi App icon

Geddi App

Bulsho Tech
Free
10+ downloads

About Geddi App

Geddi App waa Application kuu suura gelinaya inad kasoo dalbato kana iibsato badeecadaha dalka turkiga adigoo jooga Somaliya, Kenya, Jabuti iyo Itopbiya, Sidoo Kale Geddi App waxaa kasoo dalban kartaa qiimeynta badeecadaha iyo soo saarista Kargo alaabta kuusoo qaada.

Dad-ka ku sugan turkiga App-kan wuxuu ka saacidayaa Xawilaada iyo Sarif-ka lacagaha EVC/Zaad/Sahal, eDahab iyo Premier Wallet iyadoo lacagta kugusoo dhaceyso Bangiga turiga ku leedahay muddo 10 daqiiqo ah.

Sidoo kale Geddi App wuxuu isku xirayaa si ay laabta isugu qaadaan Dad-ka u kala safraya dalalka gees-ka afirka iyo turkiga.

Geddi App Screenshots