Todobaadka Dhaqanka jamcda PSU
Waa todobaad lagu xusayey dhaqanka iyo hidaheena suuban, Waxaa kasoo qayb galay marti sharaf aad u tira badan uu ay ku jiraan masuuliyiin sarsare , islaa markaa ardaydu waxay soo bandhigayeen wax yaabo ka turjumaya hidaheena iyo dhaqankeena , sidoo kale waxaa la gudoon siiyey shaahado sharaf qabyo k