Dhiiri Galin Maalinlaa icon

Dhiiri Galin Maalinlaa

Abdirahman-Hassan
Free
4.7 out of 5
100,000+ downloads

About Dhiiri Galin Maalinlaa

Waa barnaamij aad iyo aad u xiiso badan wuxuu ka kooban yahay hadalo dhiiri galin iyo hadal qabadyo macaan , barnaamijka wuxuu uu kaga duwan yahay ku weenii hore , maalinle ayuu ku xasuusin hadal aad ku dhiiratid aanna rajaynayno in uu noloshadaada wax ku taro maalintaas si wacan aad u bilaabatid , fadlan gaarsii asxaabta Mahadsanid.

Dhiiri Galin Maalinlaa Screenshots