Sawiro iska hadlaya icon

Sawiro iska hadlaya

Abdirahman-Hassan
Free
4.8 out of 5
50,000+ downloads

About Sawiro iska hadlaya

Barnaamijka wuxuu koobayaa saddex dhinac oo nolosheena quseeya oo kala ah , 1- RAGGA , 2- JACAYLKA , 3- DUMARKA. Aad iyo aad baa la isku soo dhaweeyey sawirka iyo hadal ku dul qoran , fadlan waxaan mesha ku qoran waa hadii ay jiraan wax aan u qornay ama hadal aan u dhignay si qaldan ama aad talo iyo wax kala nagu soo kordhinaysid noogu soo dir E-MAIL ka hoos ku xusan

Sawiro iska hadlaya Screenshots