Baro Hab-Dhaqanka Noloshaada icon

Baro Hab-Dhaqanka Noloshaada

Soomaal Technology
Free
100,000+ downloads

About Baro Hab-Dhaqanka Noloshaada

Qormadani waa turjumaada af-Soomaliga ah ee Kitaabka Abi-Ahujaac.

Currinta qormadu waxay ku timid, markii aanu ogaanay in Af-Carabigu yahay, waxa kaliya ee ka hortaagan dadku in ay diinta bartaan, Sidaa awgeed, baa afkeena hooyo aanu u rognay mid kamid ah qormooyinka ugu waxtarka badan, si looga faa’iidaysto.

Baro Hab-Dhaqanka Noloshaada Screenshots