SoomaaliTube waa app aanu ugu talogalnay in uu noqdo meel loogu soo hagaago dhamaan ama badi muuqaalada Soomaalida, kaasi oo leh meel dadka soomaaliyeedna ay kaga soo dari karaan muuqaalada ay hayaan.
Show More