Ontime Macmiil

Ontime Macmiil icon

Ontime Macmiil

TABAARAK ICT SOLUTIONS

About Ontime Macmiil

Faafaahinta Ontime Macmiil:

1. Ontime Application waa Barnaamij aad uga bogan karto adeeg hufan oo ku raali geliya. Waxaana isticmaali kara dhamaan Bulshadeena waana lacag la,aan isticmaalkiisa iyo soo degsashadiisuba (Free), Adeega laguu qabtay kaliya ayaad iska bixin doontaa. Waxaana isticmaali kara dhamaan Bulshadeena

Habka isdiiwaan-gelinta:

Marka aad soo degsato App-ka waxaad arki doontaa Qadar yar oo Xayiisiis ah oo laxiriira shaqada uu kuu qaban doono Adeega Ontime App.

Waxaad riixi doontaa "Ka bood/Skip", kadib waxaa kuusoo bixi doona mapka meesha aad joogto iyo Shaqaalaha kuu dhow kadibna Dooro adeega aad rabto kadibna Riix "Book" kadibna "Confirm" intaa kadib waxaad aadi doontaa Page-ka laga soo login gareeyo App-ka.

1. Hadii aad horay isku diiwaan gelisay kaliya waxaad soo gelin doontaa Emailk / phone No-kaga iyo password kadibna riix "Login button"
2. Hadaad tahaya isticmaale aan horay isku diiwaan gelin riix "Register Button", waxaad aadi doontaa page-ka isdiiwaan-gelinta ood soo buux buuxin doonto.
Ontime Macmiil Screenshots
Screenshot 1Screenshot 2Screenshot 3Screenshot 4
Similar to Ontime Macmiil

©2023 Verdant Labs LLC. All rights reserved.

Privacy PolicyContact