Quran Adkar Somali & English

Quran Adkar Somali & English icon

Quran Adkar Somali & English

Liban Jama

AppRecs review analysis

AppRecs rating 4.0. Trustworthiness 0 out of 100. Review manipulation risk 0 out of 100. Based on a review sample analyzed.

★★★★

4.0

AppRecs Rating

Ratings breakdown

5 star

0%

4 star

0%

3 star

0%

2 star

0%

1 star

100%

About Quran Adkar Somali & English

Appkan waxaa loo abuuray sadaqadul jaariya ahaan oo loogu niyooday aabeheen, awowgeen, walaalkeen Cali Jaamac, ilaahay danbigiisa ha dhaafo.

appkan wuxuu xasuusinayaa mar kasta oo aad furto inaad u ducayso dhammaan waalidiinteenna dhintay.

Apka wuxuu kuu oggolaanayaa inaad nuqul ka dhigto ama koobiyayso aayad kasta iyo tarjumaaddeeda oo aad la wadaagto qoyska iyo saaxiibbada.

Barnaamijkan wuxuu kuu oggolaanayaa inaad abuurto liisaska aayadaha eceshahay.

Subixii, fiidkii iyo Jimce kasta barnaamijkan ayaa kuu soo diri doona xusuusinta inaad akhrido suuratul Kahf iyo adkaarta habeenkii iyo subixii.

--

This app was created as a continuous charity (sadaqah jariyah) and dedicated to our father, our grandfather, our brother Cali Jaamac — may Allah forgive his sins.

The app reminds you each time you open it to make du‘a for all of our deceased parents and elders.

The app allows you to copy any verse and its translation and share it with family and friends.

The app lets you create lists of your favorite verses.

Every morning, evening and on Fridays, the app will send you a reminder to read Surah Al-Kahf, and your morning evening adkar
Quran Adkar Somali & English Screenshots
Screenshot 1Screenshot 2Screenshot 3Screenshot 4Screenshot 5

Tap to Rate:

Reviews for Quran Adkar Somali & English

jabra jabra

Jabra Jabra

Fadlan kulabta fasirada Oo dib u Saxan thanks

Similar to Quran Adkar Somali & English

©2023 Verdant Labs LLC. All rights reserved.

Privacy PolicyContact