Dankaab icon

Dankaab

Mohamed Mohamud Nor

About Dankaab

Dankaab waa shirkad eccomerce ah oo iibisa alaabo qiimo jaban oo tayo leh

Si aan u kordhino aaminaada lagu qabo adeegaan macaamiisha waxey lacagta bixin karaan marka loo geeyo alaabta .

Waxa naga heli kartaa 5nooc oo alaabo ah kuwaas oo kala ah electronics,Fashion,Home and Kitchen,Fitness equipment iyo Cosmetics.

Waxaan noocyada online-ka uga duwanahay waxaan iibinaa alaabo aan leeenahay oo ku jira Store-keena.
Dankaab Screenshots
Screenshot 1Screenshot 2Screenshot 3Screenshot 4
More from Mohamed Mohamud Nor
Similar to Dankaab
More from Mohamed Mohamud Nor

©2023 Verdant Labs LLC. All rights reserved.

Privacy PolicyContact