Found 20 search results.

Tufaax icon

Tufaax

Tufaax waa suuq sarifka lacaga qalaad iyo EVCPlus to Prefect Money, App-kaan waxaad ku sarifan kartaa kali lacaga kala duban. Tufaax Wallet

Tafsiir Quraan MP3 Af Soomaali icon

Tafsiir Quraan MP3 Af Soomaali

Quraan (carabi: ﺍﻟﻘﺮﺁﻥ; ingiriis: Koran) waa kitaabka Alle ﺍﻟﻠﻪ (s.w.t) ku soo dejiyay Nebi MaxamedMohamed peace be upon him.svg (n.n.k.h), kaas oo ku qoran luuqada carabiga. Kitaabka Quraanka wuxuu saldhig u yahay diinta Islamka dhamaanteed. Quraanka kariimka ah waa hadalka Ilaahay (ﺍﻟﻠﻪ) kaas oo

Utuur EVC icon

Utuur EVC

Waa app idiin fududaynaaya isticmaalka EVC Pluss. Waxaad si fudud u tuuri kartaan lacag adiga oo aanan galinayn lambaradii dhirirka badnaa ee aad garaaci jirtay. Sidoo kale waxaad ku kaydsan kartaa lambarada aad marar badan lacag u tuurtid si aadan ugu dhibaatoon garaacistooda goorkasta. Utuur EVC

Murti iyo Maahmaahyo icon

Murti iyo Maahmaahyo

Waa barnaamij xiiso badan, isla markaasna koobaya dhinacyo badan oo ka midaa murti iyo maahmaahyada soomaaliyeed, barnaamijka wuxuu ka kooban yahay qaybo badan oo kala ah maahmaahyada labadeeda nooc. 1-Tuducley, 2-Tiroley, iyo waliba Sheekooyin runtii barnaamijka waqti badan ayaa la galiyey si uu dh

Xisnul Muslim  Af-Somali icon

Xisnul Muslim Af-Somali

App-kan waxa ku jira Ducooyinka iyo Adkaarta kitaabka Xisnul Muslimka, Waa Application si fudud loo isticmaali karo sidoo kale size ka Appku waa mid aad iyo aad u yar oo aan kaa buuxinayn Mobilkaaga Fadlan noosoo gudbi hadii aad ku aragto meelo naga khaldamey Mahadsenid Alle ha inaga yeelo kuwii

Universal TV icon

Universal TV

The first and largest Somali TV satellite network Universal Somali TV waa TV caalami ah lagana daawado aduunka oo idil, Universal Somali TV waxa ay kuu soo gudbineysaa wararka iyo barnaamijyo kala duwan. Using this app you will have following features: - Live streaming of TV. - Latest Programs and

Aqoon Guud icon

Aqoon Guud

Aqoon Guud waa App ka kooban 6 qeybood muhiim ah oo kala ah:- -99ka magaca ee Allaah :- Qaybtaan waxaad ku baran doontaa, magacyada Alle iyo fasiraadiisa, oo aad wax badan ka kororsan doontid Insha'alah. -Siiradii Nabiga Nnkh :- Qaybtaan waxaad ku baran doontaa Siiradii Rasuulka scw laga soo b

Dhiiri Galin Maalinlaa icon

Dhiiri Galin Maalinlaa

Waa barnaamij aad iyo aad u xiiso badan wuxuu ka kooban yahay hadalo dhiiri galin iyo hadal qabadyo macaan , barnaamijka wuxuu uu kaga duwan yahay ku weenii hore , maalinle ayuu ku xasuusin hadal aad ku dhiiratid aanna rajaynayno in uu noloshadaada wax ku taro maalintaas si wacan aad u bilaabatid ,

Abdurahman Husen - Nashiidaa icon

Abdurahman Husen - Nashiidaa

Nashiidaalee Ustaaz Abdurrahmaan Huseen Qunnamtii Interniitaa malee kan hojjatu. Gad buufadhaa Dhaamsa bareedaa Kanaan booharaa. ♪ Allaahu Allaah ♪ Mala Nuu Dhahi ♪ Muslimummaa ♪ Nuu Tahi Waa Hundaahuu ♪ Tana Jibbaan Tiyya ♪ Yaa Abbaa Arjummaa ♪ Sabriin Nu Ijaarii ♪ Nu Galchi Jannata ♪ Yaa Lammii

Afaan Oromoo Writing Practice icon

Afaan Oromoo Writing Practice

Afaan Oromoo Qubeessuufi Barreessuu Leenjistuu Applikeeshiniin kuni kan hojjatamee Afaan Oromoo qubeessuufi barreessuu keessatti rakkoo mul’ataniif furmaata laachuufidha. Nuyis, hamma dandeetti keenyaa waa hiixachuu yaadneeti. Applikeeshiniin kuni Afaan Oromoo qubeessuufi barreessuu akka xaphaati

Daariz Somali icon

Daariz Somali

Daariz waa barnaamij xiiso leh, bilaash ah oo si fudud kaaga caawinaya barashada akhriska iyo qoraalka Af-Soomaaliga goobkasta iyo goorkasta oo aad joogto. Akhriska Af-Soomaaligu waxa uu lama-huraan u yahay waxbarashada, shaqada, xidhiidhka ehelka, adeegyada tignoolajiyadda cusub sida Zaad ama E-da

Class Project: Somali Students icon

Class Project: Somali Students

Class Project [2022] waa Application ay ku diyaarsan yihiin maadooyinka lagu dhigto dugsiyada somaliya khaas ahaan fasalada Form 4, 3, 2, 1 & Fasalka sideedaad. Waxaa ka qayb qaatay diyaarinta applicationka ardayda dhigata dugsiga Arafat Primary And Secondary School oo kuyaalo caasimada Muqdisho.

Hanuuniye icon

Hanuuniye

Muxuu yahay HANUUNIYE APP? Adeeggan HANUUNIYE, waa adeeg loogu talo galay inuu dadweynaha u soo dhaweeyo, kana caawiyo barashada diinta, isaga oo u qaabaysan hab waxbarasho rasmi ah oo uu qofku ku dhiganayo casharro diina ah oo tayaysan, ayna u dhigayaan culimada soomaaliyeed, isla markaana uu arday

ifiyaha Nolosha icon

ifiyaha Nolosha

ifiyaha nolosha waa application dhiira gelin ah kaasoo xambaarsan macno aad u weyn kana kooban. baraarujin, jaceyl, tahniyadeyn, dhiira gelin, boorin, waano iyo ogeysiin, ifiyaha nolosha waxaa loogu talo galey qof weliboo hami iyo hiigsi leh rajadiisuna tahay in uu mar un nolosha heer ka gaadho, wa

Sawiro iska hadlaya icon

Sawiro iska hadlaya

Barnaamijka wuxuu koobayaa saddex dhinac oo nolosheena quseeya oo kala ah , 1- RAGGA , 2- JACAYLKA , 3- DUMARKA. Aad iyo aad baa la isku soo dhaweeyey sawirka iyo hadal ku dul qoran , fadlan waxaan mesha ku qoran waa hadii ay jiraan wax aan u qornay ama hadal aan u dhignay si qaldan ama aad talo iyo

Qaamuuska Af-Soomaaliga (Sooma icon

Qaamuuska Af-Soomaaliga (Sooma

( Qoraaga Buugga ) "Qaamuuskani waa mirihii hawl adag oo muddo dheer soo socotay. In uumudadaas dheer qaato waxaa ugu wacan maadaama uu qayb ka ahaa sababihiiloo sameeyey mashruuca Cilmibaarista Soomaaliyeed (Studi Somali), waxaahawlgalkiisu billaabmay kaddib markii la soo saaray sannadka 1985Qaamu

Sahal Transport icon

Sahal Transport

Macmiil, safarkaaga iyo Socdaalkaagaba ku xidhnoow; adeegyada kala duwan ee Sahal Transport! Adeegyada aad ka dalban karto App-kan waxa ka mid ah: 1: Adeegga Bus-ka 2: Adeegga Taxi-ga si aadugu fushato hawlahaaga shaqsiga ah, adiga oo ilaashanaya waqtigaaga 3: Adeegga alaabaha culus (Cargo) una di

Matni Ajrumi icon

Matni Ajrumi

This app contains the audio translation of the book of Matni Ajruumi for the learning of the Arabic Grammar. The app contains the book as well for reference and reading. Kitaabkan Naxwaha ah waxaa inoo sharxaya Sheikh Shariif Dhawiil, ilaahey ha nagu anfaco. Kitaabkii oo akhris ahna waa uu ku jira

Class Lite for Somali Students icon

Class Lite for Somali Students

Class Project Lite waa application loogu tala galay ardayda soomaaliyeed gaaar ahaan kuwa Dugsiga sare. Applicationkan waxaa laga soo gaabiyay applicationka kale ee Class Project oo ah midka asalka u ah appkan. Fadlan wixii Talo iyo Tusaale ah noogu soo dir emailka hoose: faadil@msn.cn

atlasGO: Wellbeing icon

atlasGO: Wellbeing

The WaaS app is the newest version of atlasGO. If you are looking for our other app please search “atlasGO Health & Impact”. Enjoy unlimited wellbeing! Be healthy. Do good. GO together! Want to convert your well-being activities into trees or connect with your colleagues in a corporate challenge?

©2023 Verdant Labs LLC. All rights reserved.

Privacy PolicyContact